Ra’iisal wasaare Maxamed Xusseen Rooble iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta lagu wadaa in ay gaaran magaalada Garoowe ee caasimadda mamaulka Puntlaand.
Waxaana wararku sheegayaan in safarkaan uubilow u yahay safaro uu Mr Roble ku mari doono maamul gobaleedyada dalka kaas oo looga golleeyahay in isu aragti laga noqdo arrimaha doorashada oo hadda khilaaf uu ka taaganyahay .
Shalay galinkii dambe waxaa Garoowe gaaray wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya.