Senetor Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka mid ah Golaha Aqalka Sare Ee Soomaaliya ayaa waxa uu ka warbixiyey Doorashada Senet-ka Ee Wakhtigiisa dhamaaday ayaa sheegay in Sharciga ay kusii howlgalayaan.
Wareysi uu siiyey Idaacada BBC SOMALI ayaa waxa uu sheegay in maanta oo ay ku beegneyd 1 December 2020 soo xulista Baarlamaanka Aqalka Sare.
Waxa uu ku baaqay Senetorka in la isku calool fiyoobaado oo Dalka iyo dadka la bad baadiyo.
Xuseen Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in uu dareemayo dib udhac ku yimaado Doorashada Madaxtooyada Soomaaliya iyo Mida Golaha Shacabka.
HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA