Dowlada Somalia ayaa war ka soo saartay duqeyn manta dayuuradaha Maraykanku ka fuliyeen degmada Jilib ee gobolka Jubada dhexe oo ay gacanta ku hayaan kooxda Al-shabaab.
Qoraal ka soo baxay Wasaarada Warfaafinta xukuumada Somalia ayaa lagu sheegay in duqeyntaas lagu laayey 10 ka tirsan Al-shabaab, laguna burbur goob lagu farsameyn jiray qaraxyada.
Hoos ka akhriso qoraalka dowlada oo dhameystiran