IskuIWarar lagu kalsonaan karo aan haatan ka helnay ilo u dhow dhow madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa shegaayo in goor dhow talefon kasoo gaaray madaxtooyada Soomaaliya gaar ahaan madaxweyne Farmaajo.
Xogta ayaa sheegeyso in Farmaajo oo shuruud ku xiray kulan oo la yeesho golaha musharixiinta qaranka kasoo oo qaban qaabadiisa oo wado madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye oo habeenimadii xalay kulan layeeshay mucaaradka.
Farmaajo ayaa shuruud ku xiray kulankaas oo ah in oo kasoo qeyb geli karin ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo haatan kamid ah shaqsiyaadka ugu saameynta badan mucaaradka.
Farmaajo ayaa Qoor Qoor usheegay in arintaas isla qabaan taliyaha nabad Sugida Fahad Yaasiin in marnaba hor fariisan karin Xasan Cali Kheyre.
Isku soo wada duub waxa la ogeyn sida oo wax kayeeli doono Qoor Qoor go’aanka ee qaateen Farmaajo iyo Fahad Yaasiin ee ku aadan Xasan Cali Kheyre oo ah shaqsigii ugu danbeyse ee siyaasada isku qabteen.