Warar lagu kalsonaan karo aan ka helnay ilo u dhow dhow musharixiinta mucaaradka ee dowlada soomaaliya ayaa shegaayo in dhaqaalo aad u farabadan oo soo gaaray magaalada Muqdisho.
Xogta ayaa sheegeyso in safaarada Imaaraatka kuleeyahay magaalada Muqdisho keentay lacagtii lagu maalgelin lahaa musharixiinta mucaaradka kuwaasi ee la dooneyso in madaxweyno kanoqdo dalka.
Imaraatka ayaa doonaayo in sanadkaan soo saaraan musharax ee ayaga wataan kasoo lasheegay in oo qeyb kayahay mucaaradka haatan ku shirsan magaalada Muqdisho.
Xogta ayaa sheegeyso in Imaaraatka Muqdisho keeneeyn lacag dhan 50 kun oo milyan tasoo ugu tala galayn doorashada dhawaan kadhici doonto magaalada muqdisho wallow xogta ee sheegeyso in lacagtaan loogu tala galay oo qura soo saarista xildhibaano ayaga tageersan.
Isku soo wada duub doorashada soo socoto ee Soomaaliya waxa loolan xoogan dhex mari donaan dowladaha carabta gaar ahaan kuwa khaliijka oo saameyn xoogan ku leh siyaasada soomaaliya.