Xildhibaano Katirsan Baarlamaanka Maamulka Galmudug Oo Magacyadooda Qariyay Ayaa Saxiixay Mooshin Xilka Looga Qaadayo Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor
Xildhibaanadaan Saxiixoodu Idiin Muuqdo Oo Tira Ahaan Gaaraya 7 Xildhibaan Ayaa Qodobo Kala Duwan Ku Eedeeyay Madaxweynaha Galmudug.
Madaxweyne Qoor qoor ayaa madaxtooyo cusub ka sameystay Muqdisho isagoo murashaxiin Madaxweynaha Dalka raba maalmahaan dambe la kulmayey.