Ra”iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Eng Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa si wadajir ah Ukormeerey Xarunta Taliska Qeybta 60aad Ciidanka Xooga Dalka iyo Dugsiga Taabbarka Ciidanka Dowlada UK ee Magaalada Baydhabo.
Waxay dhageysteen warbixin saraakiisha ciidanka islamarkaana lagu bogaadiyey howsha adag ay Qaranka uhayaan.
Weli Ra’iisal wasaare Rooble ayaa kusugan Baydhabo Janaay uu Kulamo gaar gaar ah kawado.