War hada kusoo dhacay warqabadka shabakada wararka Badweyn.com ayaa shegaayo in Xasan Cali Kheyre ayaa hoyasho ugu tagay hoyga uu ka degan yahay Muqdisho Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir ahna Musharax Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame.
Kheyre ayaa lasheegay in CC Shakuur oga garaabi doono weerarkii lagu qaaday xarunta xisbigiisa iyo askartii looga dilka weerarkaas.
Kheyre ayaa hore usii watay madaxweynihii hore koofur galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo senatar Dhagdheer waxaana lagu wadaa in si wada jir ah ula hadlaan warbaahinta.
Kulankaan Kheyre oo caawa la qadanaayo CC Shakuur ayaa imanaayo xili hogaamiyaasha xisyada mucaaradka ee diideen in Kheyre oo qeyb kanoqdo shirka beri kafurmi doono Muqdisho tasoo sharuud looga dhigay in oo ka garaabo waxyaabihii ee sameyse dowladii oo hogaaminaaye kadhacay.