Dhacdo aad u argagax badan oo habeenimadii xalay kadhacday magaalada Muqdisho kadib markii askari cabsan oo qoyskiisa ku laayay walxaha qarxa.
Dad badan oo katirsan qoyska askarigaas oo kujirto hooyadas dhashay ayaa kudhimatay iyo ilmo asaga ladhashay waxaana haatan lashegayaa in khasaaraha haatan sii kordhay.