Ciidamo katirsan Xoogga Soomaaliya oo ka cabanaya mushaar la,aan ayaa gabal dhicii maanta xirteen wadada laamiga ah ee dhexmarta Magaalada Dhuusa mareeb ee xarunta Galmudug.
Ciidankaan ayaa la sheegey inuu ka tagey xerada aruuris ee duleedka Xanan buure.
Baabuur badan ayaa xanibaad noqday iyadoo dhowr mar sidaan oo kale askar gadood sameeyeen.