Inaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun.
Ilaahay ha u naxariisto Khaliif Ciise Mudan, wasiirkii hore ee Amniga Puntland, kornayl ciidanka cirka ahaa oo shalay Ku geeriyooday dalka Turkiga.
Anigoo Ku hadlaayo magacayga Alfanaan Maxamed Maclow Waxaa tacsidaan u diraayaa qoyskii uu ka geeriyooday marxuunka iyo dhamaan Qaraabadiisa iyo shacabka soomaaliyeed ee uu marxuunku ka geeriyoodey.