Weligeey Xisbi Xubin kama noqon, Xisbi Furitaankiisna la iguma Casuumin. waa markii ugu Horeeysay ee aan ka qeyb galo, Xaflad furitaan Xisbi, iyadana Ardaydeydii ayaa iga codsatay in aan Furitaanka Goob joog ka ahaado, waana ka aqbalay.
Xisbi haddii aad Xubin ka noqonee marka hore fiiri Barnaamijka iyo Shuruucda xisbiga, ma yihiin kuwo Dadka u daneeynayo oo aan ka hor imaaneeyn Maslaxada Guud ee ummadda iyo Diinta?. Dadka Hogaaminayo ama Xubnaha ka ah, ma yihiin Dad fulin karo Barnaamijka ey soo qoreen ee Xisbiga?.waa maxaay sababta loo furay?. ma loo baahan yahay xisbiga?.
Suura gal ma tahay in qorshahaa la hirgaliyo?. adiga oo fiitinayo xaaladda Dalka iyo isbedelada Aduunka ka socdo iyo dhinacya kale oo aad si deggan uga fikirtay.
kadibna Go’aan gaar.
waa la igu kadiyay hadalka ee wixii aan ka khalday iga sax.