Wararka aan helayno ayaa Waxaa ay sheegayaa in dhawaan Qarax ka dhaxay magaaladda Kismaayo ee xarunta Ku meelgaarka ee Jubaland.
Qaraxaasi waxaa ku dhintay gudoomiyaha rugta ganacsiga Jubaland Shaafi Raabi Kaahim, Waa sida uu warka nagu soo gaarsayo, waxii soo kordha wararkeena danbe ayaan idinka soo gudbin doonaa.