Gudoomiyihii Hore Ee Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari oo maanta khudbad ka jeediyey Shirkii Ka dhacay Muqdisho ayuu soo bandhigay Arin dadka badankood aysan waxba kala socon.
Jawaari ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda kale Ee Ku heshiiyey Arinta Doorashada Dalka,in ay ilaaween wax loo baahnaa in la muujiyo.
Xildhibaankani katirsan Golaha Shacabka ayaa soo jeediyey in la eego mudneyd ka hor inta aan Baarlamaanka la horkeenin arintaan.
Waxa uu ku dhego hadlay dhamaan inta ku lug laheyd Heshiiska Doorashada uu cashar udhigay in ay mudneyd inay eegaan ka hor inta aysan soo bandhigin,marjaca loo noqonayo.