Mirya Shalom waxay aheyd Gabar ka tirsan Ciidanka Yuhuuda. (F.S:1aad)
Shaqada kadib, Waxay ku soo noqotay Gurigeeda, waxay iska siibtay dharkii Ciidanka, waxay soo qaadatay Dhalo khamri ah, waxay shubatay Koobkii ugu horeeyay.
waxay furtay FaceBook geedii ugu furnaa Magaca Beenta ah ee “Umul mu’miniin”.
waxay ku qortay Sayid Cumar iyo Sayid Cali yaa ku xaq lahaa Hogaaminta Khilaafadda Islaamka ???.
Kadibna Koobkii khamriga ayey kabatay, waxayna sugtay Comments-ka.
Comment – gii ugu horeeyay waxaa soo Qoray Nin khalir la yiraa oo Ciraaqi ah.wuxuu yiri: Cumar bin khitaab, waa xoogay Xukunka Khilaafadda Islaamka, Xaqna uma leheeyn, Suniyiintiinuna waa tihiin “Nawaasib”.
Waxaa u jawaabay Nin kale oo Sucuudi Joogo oo Faysal la yiraa,oo Facebook Friends ah, waxa uuna yiri: waa la hubaa in Cumar uu u Xaq lahaa Khilaafadda Islaamka, Adinka Ciraaqiyiintu waxaa tihiin “Raafiliin”, Gaalyohoow, Adinkaa Ahlu Sunnada ugu Cadawsan Yuhuudda ,kana xun Yuhuudda.
Mirya Gabadhii Yuhuudu waa qososhay waxayna shubatay Koob Labaad oo khamri ah.
Comment kale ayaa waxaa soo diray Nin Dhaliyaro ah oo Masar joogo. wuxuun yiri: Cumar waa kii ka adkaaday Shiicadii iyo Majuusiyiinta, waqtigiisii Shiico maba jirin.
Doodii Facebook Comments waa sii kululaatay, Shiicadii waxay ceysay Sunniyiintii, Sunniyiintiina waxay caayeen Shiicadii, ilaa Doodii iyo naceeybkii u ekaadeen in wabiyaal dhiiga ahi ku fideen Wadooyinka Masar, Ciraaq, Suriya iyo Carab kale. Naceeyb iyo kala fogaasho Aragtiyeed ayaa ku fiday Carabtii dhaxdeeda .
Gabadhii Mirya ,waxay Daboolatay Dhaladii khamriga ugu haray, waxay isku fidisay Sariirteeda, iyada oo ku kalsoon Mustaqbalka Dowladeeda yuhuuda , inta ey joogaan Dad Doqon Dabaalaa ah, oo aan u midoobi karin si ey Yuhuuda isaga Difaacaan, Hurdo dheer ayeeyna gashay.
sheekadaan waxa ey igalisay Shaki ah: War Annaga Somalida ah Ameey Jirtaa Cid kale oo “Umu Somal” la baxday oo khilaafkeena ka shaqeeysay, oo haddii ey aragtay in aanan u midoobi karin cadawgeena oo dhaxdeena aanan heshiin karin, shubatay koob khamri ah, kadibna tiri, Mustaqbalka wadankeega u cabsan maayo inta Doqonta Somalida ahi ey dhaxdeeda is heeysato.
FG: Sheekadaan waxaan u soo qaatay, Haddii Gabar Yuhuud ahi ey Facebook Carab iskula diraty Carabta si eyna u midoobin, war amaa Somaliyana?!!. war Qoladaa waa loo qayilay ayaan maqli jiray ee amaa Annagana Gaalo noo qayishay ?. Qofka Qabiilkaaga Facebook ku Ceeynayo iyo kan difaacayo ameeyna somali aheyn, oo ey yihiin ilmihii Umu Somal loogu furay Facebook si ey Somalida isagu diraan, Amaa naloo Cadawgeenu oo qaylay ama naloo Cabay khamri, annaguna aan qabiil cabnay.
Quluubteena Alla ha isku soo dummo.Aamiin.
Qore : Yahya Amir
………………………………………………………………………….
ميريا_شالوم مجنده في جيش الإسرائيلي
عادت لمنزلها وخلعت زيها العسكرية وتناولت زجاجة من الخمر و صبت أول كاس…
ثم فتحت الفيسبوك وكتبت على صفحتها المزوره والتي اسمتها
ثم شربت من كأسها وانتظرت التعليقات
التعليق الاول خضير من العراق
هذا عمر ابن الخطاب اغتصب الخلافه ولا يستحقها وانتم السنه نواصب
وجاء الرد من فيصل من السعوديه
اكيد سيدنا عمر احق وانت يا عراقي يا رافضي يا كافر أشد عداء لأهل السنه من اليهود
تبسمت ميريا وشربت كأسها الثاني
تعليق آخر من شاب مصري
ودي بدها كلام هذا عمر قاهر الشيعه والمجوس
وبدات تتوالى الردود… الشيعه يسبون السنه… والسنه يسبون الشيعه
وليتحول هذا الجدال العقيم بعد ذلك الى انهار من الدم في شوارع العراق ومصر وسوريا..
أقفلت ميريا شالوم زجاجة الخمر وتمددت على سريرها مبتسمه وهي مطمئنه الى مستقبل دولتها الصهيونيه وغطت في نوم عميق.. لطالما ان هناك الكثير من الحمقى والأغبيا