Somaliland ayaa daahfurtay qalabka maamulka Hirarka isgaarsiinta oo markii ugu horreysay laga hirgalin doono degaanada Xukuumadda Somaliland.
Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Somaliland ayaa munaasabadda daahfurka ku sugnaa waxaana ay noqon doontaa markii ugu horreysay ee degaanada Somaliland laga hirgaliyo qalabka maamulka Hirarka Isgaarsiinta.
Dhammaan bulshada iyo siyaasiyiinta Somaliland ayaa soo dhaweeyay arrintaan, waxaana tallabadani ay noqonaysaa markii ugu horreysay ee degaanada Somaliland laga hirgaliyo qalabka maamulka Hirarka Isgaarsiinta.