Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka mudane Mahdi Maxamed Guleed iyo Danjiraha dawladda aan waalaalaha nahay ee Turkiga u fadhiya Muqdisho, Mehmet Yilmaz ayaa Muqdisho ku yeeshay kulan looga hadlay adkeynta xariirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya labada dowladood iyo labada shacab.
Waxaa lasoo sheegayaa in Turkida ay muujiyeen sida ay garab ahaan Soomaaliya ugu yihiin wehel dhaw.
Warar ayaa sheegaya in Arinta Xafiiska Turkida ee Viiso bixinta ee la xiray uu dalbaday in la furo iyadoo Ra’iisal wasaaraha Dalka Mahdi Guuleed uu dhalinyarada Hargeysa ka keenay.
Advertisement