Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa kulan la qaatay taliska, hoggaannada ciidanka xoogga iyo madaxda wasaaradda difaaca dalka.
Kulanka ayaa looga hadlay dar-dar gelinta iyo dhammeystirka dib-u-habeynta ciidamada.
Shaki ayaa ma dhashay shirkaasi oo siyaasiyiinta mucaaradka ay aaminsan yihiin in muddo kororsi xoog ah Dawlada Soomaaliya dooneyso.