Xildhibaano katirsan Mucaaradka Nabad iyo Nolol ayaa maanta Buuq iyo Arbushaad ku sameeyey Xilli Uu Khudbad jeedinayey Madaxweynaha Dalka mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Xasan Cabdi Ismaaciil (Xasan Yare) oo ahaa Mudanihii Maanta Firinbiga Yeeriyey ayaa sheegay Arimo badan uu sheegay in ay ku mucaaradeen Madaxweyne Farmaajo.
Waxa uu sheegay in La go’doomiyey Deegaankii laga soo doortay Ee Jubbaland,Gedo Dawlada ay ku xad gudubtay.