Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa soo geba gabeyn doona Dooda ka dhalatay Metalaada Maqaamka Gobolka Banaadir Ee Aqalka Sare Maalinta Sabtida ah,islamarkaana 27 Bisha ku beegan.
Xildhibaan Sareedo Maxamed Cabdalla oo khudbad ka jeedisey maanta
“Xamar waxaa iskaleh Digil iyo Mirifle.Kuwa 91-da dagaalka nagu kiciyay ayaa rabo inay dhahaan anagaa leh Xamar lakin Maya. Kuwaas waa kuwa dalkaan sida uu maanta yahay ka dhigay”
“Yariisow ayey u dileen anagaa dhalnay”
“Aniga gabar Banaadiri ayan ahay, meeshaan anigaana leh, xaqeeyga bartaan hala soo dhigo”
“Mugdi leeskuma arooso. Maalin cadeey ayaa la qeybsanaa kuraasta Barlamaanka ee Gobolka Banaadir. Maya maya ka dheh, Sidii hore ayey inoo ahaaneeysaa”-Sidaas waxaa tiri Xildhibaan Sareedo.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=vG7-ecWK8XU]