Inaalilaahi wa inaa leyhi raajicuun Tacsi xanuun badan oo naxdin leh Waxaa maanta Gothenburg Ku geeriyooday Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Muxudiin Celi
Waxaan allah uga baryeynaa inuu jannatul Firdowsa ka waraabiyo ehelkiisana Samir iyo iimaan allaha kasiiyo. Amiiin
Sheekha Waxaa uu ahaa sheekhyada ugu weyn wadank Sweden gaar ahaan Gothenburg oo uu ka faafin jiray diinta Islaamka iyo dhaqanka fiican ee diinta iyo dhaqanka Soomaaliyeed.
Hadaan nahay bahda Somaliweyn oo aan aad usoo wadashaqeybay sheekh aan leenahay Ilaahey hakuu naxariisto anagane gadaashaa ilaah nama fidneeyo, Aamiin.