Qofkii Naftiisa Aduunyo u hibeeyo, moowjadaha Addunkuna ey marba meel geeyaan, ugu dambeeyn Aduunyadu waxa ey kuu hibeeysaa hal Hadiyad oo ah Deegaan Laba mitir ah oo dhulka ka mida.
Qofkii Naftiisa Alla u hibeeyo, Boholada kufriga iyo Dunuubtana Alla ka najeeyo, camalkiisa iyo Toobadiisana Alla ka aqbalo, ugu Dambeeyn Alla waxa uu u hibeeyaa Deegaan Jannada ku yaal oo Balaciisu uu la mid yahay Balaca Samada iyo Dhulka.(F.S:1aad)
Hadiyadda dambe Alla ha ku siiyo. Aamiin.
Qore :Yahya Amir