Dhawaan wadanka Sweden ku badatay in ay somali badan u dhintaan curudka Covid-19 gaar ahaan magaala madaxda dalka Sweden ee Stockholm, dhacdaas oo aad looga hadlay, qaarkood oo si xun uga hadlay sida hogaamiyaha xisbiga kristaanka dimoqradiga ah, oo dadka soomaalida ku tilmaamtay dad aan u hogaansaneen awaamiinta ay dowladda soo saarto. Waxaa arintaasi u jawaabay hogaamiyaha midowga soomaalida swedhen Mudane Habane oo Ebbe Busch ku tilmaamay mid cunsurnimo ku jirto ay u hadashay, lagana doonaayo in ay raali gelin ka bixiso waxyaabihii ay ku hadashay.
Wareysigaasi waxaa inoo soo qaaday Ikraam Cali Kaar oo ka mid ah wariyayaasha somaliweyn ee dalka Sweden.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=mc01hqYfw6k]