Wadanka South Africa oo bandow lagu soo rogay kadib markii cudurka Koronaha laga helay dad ayaa waxaa saameen balaaran uu u geestay somalida degen wadankaas hadii ay ahaan laheed xagga dhaqaalada iyo xagga arimaha bushaddda, marka waxaan arinkaas aan ka wareysanay Hassan Mutawakal oo ka tirsan bahda Somaliweyn ee dalka South Africa.
Wareysigaas waxaa inom daadhineyso wariye Nimco Haji oo ka tirsan Bahda somaliweyn Sweden.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=ZwQXA8Qau-k]