Waa barnaamij dood ah oo ku saabsan dhibaatooyinka uu cudurka Karonaha ku haayo qoysaska soomaaliyeed ee dibadaha hadii ay ahaan lahaayeen dhanka xanaanadada caruurta iyo waalidka oo guriga wadajooga iyo hadii ay ahaan lahaayeen dhanka masaajidadda oo la xiray saameynta ay u keeni karo dhanka cibaadada.
Waxaa barnaamijkaan ka qeyb galaayo labo qofood oo kala joogo wadamada Denmark iyo Ingiriiska. Hibo oo joogta Denmark an kalkaaliso dhanka caafimaadka iyo Maxamed Ibramih Cawad oo ah aqooyahan oo degen dalka UK.
Wareysigan waxaa inoo daadhineysa Wariye Ikraam Cali Kaar ee dhageysi wacan.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=8f0ekttfh7M]