Post View....

Sawirro:Sheekh Shariif Oo Kulan Albaabada Uxirnaa la yeeshay Imaamka Mudulood

0
60

Madaxweynihii hore ee Soomaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed Ayaa Maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Imaamka Mudulood ayaa yiri.

Bismillaah

Waxaa sharaf ii ah inan markale hoygeyga Muqdisho kusoo dhaweeyo Imaamka Mudullood Imaam Maxamed Yuusuf Cali Iimaan, Ugaaska Maxamuud Cali Ugaas Cabdulle, dhaqankii kale ee la socdey iyo walaalkey Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble hogaamiyaha xisbiga Ileys oo aan Madasha Xisbiyada qaran kawada tirsannahay.

Qada sharaf aan qaadannay kadib waxaan isla soo qaadnay xaaladihii ugu dambeeyey ee dalka, innaga oo sidoo kalena ka hadalnay dadka gobolkaan Banaadir xuquuqda kaga maqan Federaalka iyo sidii la isaga kaashan lahaa dhaqan iyo siyaasiyiinba.

    

About Author