Post View....

Wasaarada Caafimaadka Oo Galabta Digniin Culus Usoo Dirtay Dadka Qaarkood

0
81

Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya Galabta ayaa looga hadlay Digniin iyo Baraarujin isla socota oo loo diray Dadka Soomaaliyeed.

Waxay waday muddooyinkii dambe wasaarada wacyi gelinta Caabuqa Corono oo Kiiskii ugu horeeyey laga helay Todobaadkii hore.

About Author