Post View....

RW Kheyre oo Alle uga baryay inuu caafimaad siiyo Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Nuur Cadde.

0
61

Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Alle uga baryay in uu caafimaad deg deg hah siiyo Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka mudane Nuur Xasan Xuseen “Nuur cadde” oo ku xanuunsan magaalada London ee cariga Ingiriiska.

Ra’iisul wasaaraha ayaa bartiisa ku qoray “Waxaan Alle ka baryayaa inuu caafimaad degdeg ah siiyo Ra’iisul Wasaarahii hore ee dalka, mudane Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo ku xanuunsanaya London. Waxaan khadka teleefanka kula hadlay qoyskiisa aniga oo gaarsiiyay in dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay garab taagan yihiin”.

About Author