Post View....

Kiisaska laga diiwaangeliyay COVID-19 oo kor u dhaafay Nus Milyan……

0
59

Daqiiqad waliba waxaa sii kordhaya kiisaska dadka uu soo ridanayo Caabuqa Coronavirus dalalka kala duwan ee Caalamka, waxaana maanta oo Axad ah la diiwaangeliyay 571,678 (Shan kun, Todobaatan iyo koow, lex boqol iyo todobaatan iyo sided), halka ay dhimasho tahay 26,494 (Labaatan iyo lex kun, Afar boqol sagaashan iyo afar), guud ahaan 197-dal oo uu gaaray.

Hay’adda Caafimaadka Qaramada Midoobay u qaabilsan ee WHO loosoo gaabiyo waxa ay sheegtay in COVID-19 uu sii faafayo marba marka ka dambeyso, isaga oo kala sare mariyay kiisaska iyo kala horeynta dalalka uu gaaray.

Galbeedka Pacific waxaa laga diiwaangeliyay 101,462 kiis, oo ay cusub yihiin (1444 ), dhimashadu waa 3,592 oo (25) kamid ah ay cusub yihiin.

Qaaradda Yurub.

324,343 oo kiis ayaa la xaqiijiyay (37,646 cusub).

18,740 ayaa Covid-19 u dhimatay (2,635 cusub).

Koonfur-Bari Aasiya

3,085 oo kiis ayaa la xaqiijiyay (153 cusub)

114 dhimasho (Sagaal cusub).

Goboladda Bari ee Mediterranean.

38,931 kiis ayaa la xaqiijiyay (3,682 cusub)

2,508 oo dhimasho (172 cusub)

Qaaradda America.

100,314 ayaa laga soo wariyay (19,177 cusub)

1,485 ayaa dhimatay (309 cusub).

Qaaradda Afrika.

2,831 oo kiis ayaa la xaqiijiyay qaarada Afrika (412 cusub)

Tirada dhimashada ayaa gaartay 48 (Sagaal cusub).

Wadamada, haysta sheybaarka COVID-19 Kiisaska iyo dhimashada, Maarso 28, 2020.

Kiisaska wadamadu xaqiijiyeen.

Italy
86498
United States of America
85228
China
82230
Spain
64059
Germany
48582
France
32542
Iran
32332
United Kingdom
14547
Switzerland
12104
Republic of Korea
9478
Netherlands
8603
Austria
7697
Belgium
7284
Turkey
5698
Portugal
4268
Canada
4018
Australia
3635
Norway
3581
Israel
3460
Sweden
3046
Brazil
2915
Czechia
2279
Malaysia
2161
Ireland
2121
Denmark
2046
Chile
1610
Luxembourg
1605
Ecuador
1595
Japan
1499
Poland
1389
Romania
1292
Russian Federation
1264
Pakistan
1235
South Africa
1170
Thailand
1136
Saudi Arabia
1104
Indonesia
1046
Finland
1025
Greece
966
Iceland
890
Philippines
803
Singapore
732
India
724
International (Diamond Princess Cruise Ship)
712
Panama
674
Slovenia
632
Argentina
589
Mexico
589
Croatia
586
Dominican Republic
581
Peru
580
Estonia
575
Qatar
562
Egypt
536
Serbia
528
Colombia
491
Bahrain
473
Iraq
458
New Zealand
416
United Arab Emirates
405
Lebanon
391
Armenia
372
Algeria
367
Lithuania
358
Morocco
358
Hungary
343
Ukraine
311
Slovakia
295
Bulgaria
293
Andorra
289
Latvia
280
Uruguay
238
Jordan
235
Kuwait
235
Bosnia and Herzegovina
233
Costa Rica
231
San Marino
228
Tunisia
227
North Macedonia
219
Kazakhstan
204
Republic of Moldova
199
Albania
197
Vietnam
169
Cyprus
162
Oman
152
Azerbaijan
147
Burkina Faso
146
Faroe Islands
144
Malta
139
Ghana
137
Réunion
135
Senegal
119
Brunei Darussalam
115
Afghanistan
106
Sri Lanka
106
Venezuela
106
Cambodia
104
Uzbekistan
104
Palestinian Territory
97
Guadeloupe
96
Mauritius
96
Belarus
94
Martinique
93
Côte d’Ivoire
92
Kosovo
88
Georgia
85
Cuba
80
Cameroon
75
Montenegro
70
Honduras
67
Trinidad and Tobago
66
Nigeria
65
Puerto Rico
64
Bolivia
61
Liechtenstein
60
Democratic Republic of the Congo
58
Kyrgyzstan
58
Gibraltar
55
Rwanda
54
Jersey
52
Paraguay
52
Guam
51
Mayotte
50
Bangladesh
48
Guernsey
36
French Polynesia
30
French Guiana
31
Isle of Man
29
Aruba
28
Jamaica
26
Madagascar
26
Guatemala
25
Kenya
25
Togo
25
Barbados
24
Monaco
23
Congo
19
Virgin Islands
17
Ethiopia
16
Bermuda
15
New Caledonia
15
Uganda
14
Djibouti
13
El Salvador
13
Maldives
13
United Republic of Tanzania
13
Zambia
13
Mongolia
12
Saint Martin
12
Dominica
11
Niger
10
Bahamas
9
Eswatini
9
Greenland
9
Mali
9
Cayman Islands
8
Guinea
8
Haiti
8
Namibia
8
Suriname
8
Antigua and Barbuda
7
Curaçao
7
Gabon
7
Grenada
7
Mozambique
7
Seychelles
7
Benin
6
Central African Republic
6
Equatorial Guinea
6
Eritrea
6
Lao People’s Democratic Republic
6
Cabo Verde
5
Chad
5
Fiji
5
Guyana
5
Montserrat
5
Myanmar
5
Saint Barthelemy
5
Syrian Arab Republic
5
Zimbabwe
5
Holy See
4
Bhutan
3
Liberia
3
Mauritania
3
Nepal
3
Sint Maarten
3
Somalia
3
Sudan
3
Angola
2
Anguilla
2
Belize
2
British Virgin Islands
2
Gambia
2
Guinea-Bissau
2
Nicaragua
2
Saint Kitts and Nevis
2
Saint Lucia
2
Turks and Caicos
2
Libya
1
Papua New Guinea
1
Saint Vincent and the Grenadines
1
Timor-Leste
1
Total
571678

 

About Author