Post View....

Hogaamiyaha Jubbaland oo ku baaqay in meel looga soo wada jeesto Dagaalka lagula Jiro Al-Shabaab.

0
76

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa tacsi loogu direy guud ahaan Shacabka iyo Maamulka Puntaland geerida ku timid Guddoomiyahii gobolka Nugaal Cabdisalaam Xasan Xersi oo xalay ku geeriyoodey qarixii ka dhacay Magaalada Garoowe ee gobolkaasi.

Qoraalka ayaa waxaa lagu sheegay inay aad uga xun yihiin qaraxaas,isla markaana Jubbaland ay ku baaqeyso in hal meel looga soo wada jeesto la dagaalanka Al-Shabaab.

 

About Author