Afar Diidiin oo Ciyaal Diidiinka Xaafdda ah ayaa Arkay, Gabar Diidiin, oo Qolofkeeda isku asrturtay, markii ey khatar dareentana wajiga ku daboolato indha shareerkeeda.(F.S:1aad)
waxa ey ku yiraahdeen, waxaa tahay Gabar qurxan, Laakin Quruxdaadu ma muuqato, Naa iska qaada Jalbaabka Kuleeylka badan, qaado istariishe soo saarayo Quruxda Jirkaaga. kadibna Jalbaabkii ayeey iska tuurtay. (F.S:2aad)
Waa ku wada qosleen, iyaga oo leh maanta ayaad Difaacaagii, Mustaqbalkaagi iyo sharftaadii dhumisay.
FG: waa iga Talo, Gabdhoow Diidiin xaafadeedku yuuna idin duufsan. Qiimihii jir qarsoon lagu waayay, Jir la qaawiyay laguma helo.
Qore :Yahya Amir