Siyaasiga weyn ee caanka mudooyinkan ku noqday isticmaalida hadalada aad u xasaasiga ah ee Sanbalooshe ayaa ka hadlay arimo xasaasi ah oo kusaabsan Farmaajo iyo Fahad Yaasiin oo lagu tilmaamo milkiilaha dowlada.
Sanbalooshe ayaa sheegay in Fahad iyo Farmaajo ku heshiyeen sidii loo baabi in lahaa dhaqaalaha iyo sumcada beelaha waa weyn ee Hawiye iyo Dir.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=FqqKETzKOWE]