Post View....

Axmed oo nooga warbixinaayo safar uu tagay Turkiga kadibna shil baabuurna uu ku galay halkaasi

0
70

Axmed Xirsi oo degen magaalada Umeå ee dalka Sweden ayat wuxuu safar shaqo ah u tahay asado ka tirsan xilshiga Hantiwadaaga dalka Sweden ayaa nasiib daro uu la kulmay shil baabuur isaga iyo dad kale oo baaruurka la socday, waxaana uu galay xaalada miirbeel ah, laakiin la tacaalid farabadan ilaah waa ka badbaadiyey isagoo si qaas ah loola tacaalay maadaama uu ka iimid wadan ay dakka ka yimaada hadji ay shil ku galaan wadad kale si Aad iyo Aad u fiican loola tacaalaayo maadaama caamid aad u wanaagsan uu ka Jiro waanka Sweden.

Haddaba aaa kan Axmed oo nooga warbixinaayo safarkaasi uu tagay dalka Turkiga isla markaana shil baabuurna uu halkaasi ku galay iyo waxyaabihii uu la soo kulmay…

[youtube https://www.youtube.com/watch?v=N3BpxkYRIdc]

About Author