Halkan Ka Dhageyso
Halkan waxaad si toos ah (Live) uga dhageysan kartaa Idaacada Somaliweyn Radio oo aan soo galno maalin kasto oo Sabti ah saacada 17.00 -18.00 ee Sweden ama saacada Somalia 05.00-06.00 fiidnimo waxaana uu ka soo galaayaa mowjada FM 88.0 ee magaalada Gothenburg Sweden.
Waxaad si toos ah uga dhageysan kartaan barta internetka aanu ku leenahay somaliweyn.com.