Post View....

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Cudurka halista ah ee Coronavirus-ka loo yaqaano.

0
65

War saxaafadeed ay maanta soo saartay wasaaradda Caafimaadka ee dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya cudurka halista ah ee dunida looga aqoonsaday Coronavirus, kaas oo markiisii hore ka soo bilowday dalka Shiinaha, balse hadda soo ritay dadyow ku nool 18 dal oo kamid ah dalalka caalamka.

War saxaafadeedkan ayaa waxa ay wasaaraddu kusoo bandhigtay, doorka kaga aadan ka hortagga cudurkan dilaaga halista ah iyo arrimo kale waxa uuna u dhignaa:-

Warsaxaafadeeka Hoos Ka Akhriso

About Author