Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa xil ka-qaadis ku sameeyay Gudoomiyaha Degmada Gaalkacyo iyo ku-xigeenkiisa waxa uuna kala diray Golaha deegaanka degmada Gaalkacyo isagoona si ku kumeel gaar ah u magacaabay Gudoomiye iyo Gudoomiye ku-xigeen cusub iyo gole deegaan.
Lama oga sababta uu Xaaf tallaabadan u qaaday,wuxuuna maalmihii u dambeeyay magaalada Gaalkacyo uu ka waday dhaq dhaqaaq siyaasadeed.
Halkaan Hoose ka Akhriso Warsaxaafadeedka:-