Waxaa magaalada Stockholm lagu qabtay shir looga hadlaayey dhibaatada dhaliyarada ku haysta qurbaha iyo saameynta uu ku leeyahay wadamadda cusub ay u soo guureen iyo dhibaatooyinka ay la soo kulmeen inta ku soo jireen tahriibka iyo saameenta uu ku yeelan karo ama ku dhici karo cuduradda dhimirka ee maskaxda ku dhaca.
Barnaamijkaas waxaa inoo soo wareysatay Nimco Hussein Ahmed waxaana kala qeyb galayaaya wareysigaas Fahma Mohamuud oo kawa tirsan bahda Somaliweyn Radio ee wadanka Sweden.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=It-ut5NDCVs]