Beesha Caalamku weli waxa ey leedahay, wax aan loo dhameyn oo aan Heshiis lagu wada eheyn wixii lagu dhiso aqoonsan meyno.
Somalida qaar waxa ey leeyihiin waa loo dhanyahay, qaarna looma dhamo!!!. Xisaabtii 4.5 waa habka wax wada qeybsiga ee Somalidu ey ku wada heshiiyeen sax iyo khaladba ( F.S:1aad).
(( 4.5 -2=2.5)) .
Ma laga maarmay 2.5 ka kale, walaalkaa wax kula leh, ha ka tagin, Si Go’aan loo dhanyahay loo wada gaaro. waa iga Talo.
Qore: Yahya Amir