Faysal Xassan oo degen Gothenburg Sweden waa wiil dhalinyaro ah oo aad wax badan uga og ciyaaraha kubada cagta, yaqaanana habka ugu fiican uu qof cayaartooy ah uu horumar fiican ka gaari karo, waa hadii uu raaco talooyinka iyo shuruucda u dagsan qaabka coaruurta uu horumar fiican uga gaari kari lahaa.
Waxaa inoo soo wareysatay Fahma oo ka tirsan bahda somaliweyn Sweden.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=i7ittZQPq38]