Cali Mahdi Maxamed madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa goor dhow lahadlay qaar kamid ah wariyaasha magaalada Muqdisho kasoo kala hadlay warar goor sii horeyse labaahiyay oo kusaabsan in Farmaajo heshiis lagalay.
Cali Mahdi ayaa sheegay in Farmaajo dalka kuwado arimo halis ah lagana yaabo in xaalad dagaal lagalo hadii oo doorasho xalaal ah oo sameyn.
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=-7w2fKUgLeM]