Madaxweynaha dawlad deegaanka Soomaalida Mustafa Muxumed Cumar iyo Isimadda dhaqanka ayaa ku howlanaa maalmihii u dambeeyey dhex dhexaadinta Qowmiyadda Oromadda oo dhexdooda Kacdoon kajira tan & Dilkii Fanaan caan ahaa oo lagu dilay Addis Ababa.
Madaxweynaha iyo xubnaha Isimadda ah ayaa sheegay in ay dhibaatada la qeybsadeen Qowmiyada Oromadda oo ay u sheegeen muhiimada ay leedahay in aan dhexdooda laga faa’iideysan, ayna garowsadaan Isbedelka guud ee dhacay in uu cadowyo badan yahay.
Sidaas oo kale, maalmaha soo socda ayay sheegeen in ay dhici doonan isku soo dhawaansho guud, lagana hortagay qorshe dibin-daabyo ku ahaa Isbedelada Itoobiya.