Post View....

Shir Wasiirka Maaliyadda iyo Wasiiradda Maaliyadda Dowlad Goboleedyada maanta u furmaya.

0
154

Shir u dhaxeeya Wasiirka Maaliyadda Dowladd Federaalka iyo Wasiirada Maaliyadda Dowlad Goboleedyada ayaa lagu waa in uu maanta ka furmo magaalada Muqdisho.

Dhammaan Wasiiradda Maaliyadda Dowlad Goboleedyada ayaa soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana la filayaa in kulanka looga hadlo khilaaf soo kala dhex galay labada dhinac.

Wasaaradaha Maaliyadda Dowlad Goboleedyada dalka ayaa ku dhawaaqay in ay joojiyeen Wada-shaqayntii kala dhexaysay Wasaaradda Maaliyadda heer Federaal oo ay ku eedeeyeen in ay jebisay dhammaan Heshiisyadii Wada-shaqaynta ee u dhexeeyay labada dhinac.

About Author