Day: September 3, 2022
-
Booliiska Kenya oo heegan sare la geliyay xilli la sugayo go’aanka maxkamadda ee muranka doorashada.
Dhammaan madaxda gobollada iyo degmooyinka dalka Kenya, ayaa laga codsaday inay u diyaar garoobaan xaalad kasta oo ka dhalan karta go’aanka Maxkamadda Sare ee Isniinta lagu dhawaaqayo, taasoo ku beegan 5-ta bishan Sebtember ee aynu ku jirno. Ku xigeenka booliiska ee dalka Kenya, Edward Mbugua, ayaa warqad u diray madaxda laamaha ammaanka, isagoo ku booriyay…
-
Itoobiya oo markii ugu horeysay dalkeeda u oggolaanayso Bangiyada caalamiga iney ka howlgalaan.
Itoobiya oo markii ugu horeysay dalkeeda u oggolaanayso Bangiyada caalamiga iney ka howlgalaan. Golaha wasiirrada ee xukuumadda Itoobiya, ayaa meel mariyey siyaasad qabyo ah, oo uu soo jeediyay Bangiga Dhexe, kaasoo u oggolaanaya in qeybta maaliyadda loo furo Bangiyada Shisheeye. Tani ayaa waxay muujinaysaa isbedel weyn oo ku yimid hannaanka dhaqaalaha ee dalkani dhaca Geeska…
-
The US should cancel a lot more than $10,000 in student debt
On paper, US President Joe Biden’s student debt cancellation plan looks pretty good. The government will forgive $10,000 worth of student debt for those making under $125,000. That’s nearly a third of the average amount owed by student debt holders. According to White House estimates, the policy wipes out the remaining balances for 20 million…