Post View....

Qarax: Warbixino dheeri ah oo lagahelayo qaraxii xalay ka dhacay deegaanka Milxo ee Gobolka Sanaag.

0
159

Waxaa soo baxaya warbixino cusub oo kusaabsan qaraxii xalay ka dhacay deegaanka Milxo ee gobolka Sanaag halkaas oo ay wararka sheegayaan in ugu yaraan laba qof oo mid uu yahay qof rayid ah ay ku dhinteen.

Dhowr iyo toban qof oo kale ayaa ku dhaawacmay weerrarkaasi oo madax deegaankaasi ay ku eedaynayaan inay ka dambeeyeen ururka Al-Shabaab.

Cabdirashiid Cali taliyaha ciidamadii xaley la weeraray ayaa BBC-da uga warramay sida ay wax u dhaceen.

 

About Author