Post View....

Saraakiil ka tirsan Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo kormeeray Gaadiidka booliska+Sawirro

0
66

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal iyo xubno ka tirsan Guddiga Amniga Doorashooyinka ayaa maanta kormeer ku tegay xarunta Gaadiidka Booliiska, halkaas oo loo asteeyay in lagu qabto doorashooyinka kuraasta Labada Aqal ee Somaliland iyo Banaadir.

Ujeeddada kormeerka ayaa ahayd qiimeyn ay guddiga ku sameynayeen xarunta Gaadiidka Booliska oo la qorsheynayo in lagu qabto doorashada kuraasta labada Gole ee dowladda, gaar ahaan Somaliland iyo Banaadir.

Arrintan ayaa qeyb ka ah dadaallada ay dowladda ugu jirto dardargelinta hannaanka doorashooyinka, maadaama dhawaan uu guddiga soo bandhigay Habraacyada Doorashooyinka 2020/21 ee Aqalka Sare.

About Author