Post View....

Amar lala xiriira amniga oo la dul dhigay Shacabka gobolka Mudug.

0
76

Muqdisho:- Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal ayaa wareegto Amniga lagu xaqiijinaayo dul dhigay Bulshada Gobolka Mudug ee Galmudug.

Guddoomiyaha ayaa tilmaamay inay wareegtadaan ay kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Galmudug axmed cabdi kaariye ayna fulinayaan amarka Amniga lagu sugayo guud  ahaan Gobolka mudug gaar ahaan Gaalkacyo.

Wuxuu Bulshada ugu baaqay in ay u hoggaansamaan amarka.

About Author