Post View....

DEG DEG: Maxamed Ibraahim Nuur oo loo magacaabay Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska RW Rooble

0
68

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa u magacaabay Maxamed Ibraahim Nuur in uu noqdo Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya.

Ra’isulwasaare Rooble ayaa xilka Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ka qaaday  Cabdirisaaq Caato.

Xoghayaha Joogtada cusub ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Maxamed Ibraahim ayaa La Taliye u ahaa Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen.

 

About Author