Post View....

Tacsi Tiiraanyo leh Khadijo Mohamed Ali Kaar (Baarcad) oo xalay London Ku geeriyootay

0
68


Inaalilaahu wa inaa ileyhu raajicuuna
Bahda Radio Somaiweyn waxaay tacsi tiiranyo leh u dirayaan reer Mohamed Ali Kaar geridii ku timid walaashood Khadijo Baarcad oo degeneeyd wadanka Sweden gaar ahaan magalada Gothenburg.

Waxaay eheed qof Aad looga jeclaa magalada Gothenburg oo qeeb libaax leh kasoo qadatay gargaar u aruurin loo aruurin jiray walaalo siyaabo kala duwan wax yeelo uga soo gareen, sida qaraxyada, abarihii iyo fatahadyadii dhulkeena ka dhacay.

Waxaan Alle uga baryeeyna inuu Janadii Fardoowso ka waraabiyo Khadijo Mohamed Ali Kaar (Baarcad)

About Author