Post View....

SIR CULUS: Qofkii 2aad Oo Xerada Xalane Ka Shaqeenayey Oo Corono Laga Helay

0
72

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Qofkii labaad laga helay Caabuqa Corono,kaas oo ka shaqeeya sida la sheegay Xerada Xalane.

Qofka laga helay Cudurka ayaana la sheegay in uu yahay Ajnabi taas oo ka dhigeysa in xaaladu tahay mid cakiran.

Inkastoo Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya aysan ku dhawaaqin Kiiskaan cusub hadana dad lagu kalsoon yahay ayaa inoo sheegay.

Waa Kiiskii 8aad Ee Soomaaliya laga helo Caabuqaan,marka lagu daro Qofka labaad Ee Qandaraaslayaasha UN-ka ka midka ah.

About Author