Post View....

Maxoow Sheekh Shariif maanta kala simanyahay madaxda dowlada iyo kuwa mucaaradka dirayaan

0
80

Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Sheekh Axmed ayaa waxa uu tacsi udiray Ehelada uu ka baxay Marxuum Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cade).

HALKAAN HOOSE KA AKHRISO QORAALKA

Sharif Sheikh Ahmed

INAA LILLAAH WA INAA ILEYHI RAAJICUUN

Waxaan murugada la qaybsanayaa guud ahaan umadda Soomaaliyeed aniga oo tacsiyeynaya geerida ku timid Ra’iisul Wasaarihii xukuumaddii KMG ee Soomaaliya Marxuum Dr Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo ku geeriyoodey dalka Ingiriiska.

Anigoo ku hadlaya magacayga, kan qoyskeyga iyo Madasha Xisbiyada Qaran waxaan tacsi gaar ah u dirayaa qoyskiisa, saaxiibada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, Ilaahay ha u naxariisto samir iyo iimaana allaha naga siiyo.

About Author